Gaari goor dhow lagu dhuftay dhismaha Baarlamanka Britain (Daawo Sawirro)

Magaalada London ayaa wararka naga soo gaaraya waxay sheegayaan in Gaari xowli ku socday lagu dhufay Derbi amni oo laga ilaaliyo dhismaha Baarlamaanka dalka Britain. Falkan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay qof waday gaari waxaana ku dhaawacmay dhowr qof sida ay sheegeen Booliska magaalada London. Waxaa halkaasi gaaray ciidamada amniga oo xiray goobta isla … Continue reading Gaari goor dhow lagu dhuftay dhismaha Baarlamanka Britain (Daawo Sawirro)